У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidee ayuu Dhaqaalaha Soomaaliya u dhismay Dowlad la'aan? 1/2 | Cumar Cali-Baasha | RaadSpace или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kulankaan uu martida ku yahay dhaqaalayahan Cumar Cali-Baasha, waxa uu diiradda saarayaa; Sida uu dhaqaalaha Soomaaliya u dhismay xaalad dowlad la’aaneed iyo sida loo horumarin karo nidaam dhaqaale oo rasmi ah. Sidoo kale, waxa uu si qoto dheer u sharraxayaa doorka suuqyada xorta ah, isku-tiirsanaanta bulshada, iyo sida ay suurtagal u tahay in nidaamka dowladeed iyo dhaqaalaha suuqa ee Soomaaliya ay isu-dheelitiraan. Ugu danbayn, waxaa kulanka lagu falanqeeyay siyaabaha ugu habboon ee loo mideyn karo faa’iidooyinka suuqyada xorta ah iyo nidaamka dowladnimo, si loo abuuro dhaqaale xasilloon oo waara. #Raadreeb2025 #RaadreebSpace