• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax скачать в хорошем качестве

Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax 7 месяцев назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Fasiraadda 30 Riyo Oo Cusub - 2025 ᴴᴰ┇►Sheekh Sacdii M. Faarax

1. Waxaan Ku Riyoday Anigoo Saran Minaarada Sare Ee Masaajidka Xaga U Saraysa Saan, Daruurtii Iyo Kacbadii wey Iga Hooseeyan Lkn Hooyaday Ayaa Si Fiican igu Muuqata? 2. Libaax Weyn Oo Meel Cidlo Ah I Eryana Habeen Walbna Wey Igu Soo Noqnoqta Riyadaasi Imana Qabanayo? 3. Waxaan Ku Riyooday Anigoo Dhiig Badan Oo Sidii Xaydka Ah iga Socdo, Weliba Aad Ayuu U Badan Yahay, Welibana Waan Ooynaya, Waxaan Leeyahay Side U Joojisa Dhiigan Badan, Wax Kasta Oo Aan Ku Xidhana Ma Joojinayaan. 4. Waxaan Ku Riyooday Mas Sixun Lugta iga Qaniinaya, Waxa Kale Oo Aan Ku Riyooda Baranbaro Nooca Yar Yar Iyo Nooca Waaweyn Oo Aqalkayga Joogta. 5. Waxaaan Ku Riyooda Anigoo Meel Banana Oo Saxaro Ah Socda, Aniga Iyo Wiil Aanw Wax Isku Nahay, Mudo Dheer Marka Soconaya Mar Danbe Ayaaan Helay Meel Biyo Badan Ay Kujiraan, Maal Badana Uu Yaalo, Dadkuna Ay Ku Buuqsan Yihiin. 6. Waxaan Ku Riyooda Marar Badan Aniga Oo Awr i Eryanayo, Marar Badana uu i Cunayo. 7. Waxaan Ku Riyooday* In Meesha Aan Joogo Dagaalo Ka Socdaan, Weliba Duqaymo Cirka, Aniga Iyo Ciyaalo Kale Badan Oo Aan Saxuusan Ayaa Riyada Igula Jira Sidoo Kale Waxa Igula Jira Riyada Ayeeyday Alle Ha U Naxariistee Oo Dhimatay. Makala Hadhayno Inta Aan Riyada Ku Jiro, Magaalada Lanagu Duqaynayana Waa Ceeragaabo. 8. Waxaan Ahay Xaas, Waxaan Jooga Burco, Waxaan Ku Riyooda Anigoo Matagaya Lafo Timir Iyo Baranbaro, Markii Danbana Aan Ilmo Yar Dhalay. 9. Magacaygu Waa Najma, Gabadh Aan Wax Isku Nahay Ayaa Ku Riyooda Yadoo La Guursaday, Waxa La Igu Idhi Riyada Guurku Waa Geeri, Maxay Noqon Karta. 10. Magacaygu Waa Madiino, Waxaan Jooga Muqdisho, Ninkaygu Dibada Ayuu Jooga, Waxaan Ku Riyooda, Mar Walba Oo Aniga Iyo Ninkaygu Aan Firaaqo Isku Helno Ama Furaashka Aan Ku Kulano, Dad Ayaa Nasoo Dhex Gala, Waana Riyada Dhexdeeda Ama Qof Buuqaya Nasoo Dhex Gal, Marka Qofka Buuqayo Nasoo Dhex Galena Ninkaygu Uu Xanaaqaya Uuna Baxaya. 11. Waxaan ku riyooday madaxweynaha oo aniga iyo saaxiibkay beer adhi nasiiyay. Mar kelana waxaan ku riyooday maaayirka maaalada 12. Magacaygu waa asma siciid joogta burco, waxaan jira 28 sano. Waxaan ku riyooda mudo ilaa 6sano ah inan aan famli nahay oo khasab igu guursanaya. Xaaladaha kale duwan mar kasta oo aan ku riyoodo waxa la joogta gabadh famliyga ah, marar kale waxaan ku riyooda isaga oo sixun isha igu gubaya oo isoo eegaya. 13. Magacygu waa ayaaan, waxan jooga magalaada burco, 19sano ayaa jira. waxaan doonaya in la ii fasiro riyo aan ku riyoodo oo ah wiil xidhiidh naga dhaxeeyay mudo 2sano ah waan kala hadhanay weliba go’aanka saga lahaa anaga oo isku soo noqonay. 14. Magaygu waa ridwaan waxan ku riyooday aniga oo hurda mas ayaa igu soo dhawaanaya mar kasta oo is yidhahdo qaniin go’gasha aan kujiifo ayuu ka qaniinaya, kadibna uu dawakhaya, hadana uu ku celinaya hadana uu dawakhaya. 15. Magaygu waa suhayb, 23 jira, waxaan dhowr jeer ku riyooday abbahay oo dhintay isla markaaana aan aasayo, aniga oo aad u ilmaynaya, maxay noqon karta riyadaasi. 30:13 16. Magacaygu waa faadumo, waxaan ku riyooday ninkayga oo dhintay 4sano ka hor, saga oo maryo jeex jeexan wata oo aan ila hadlayn. 32:12 17. Magaygu waa nicmo waxaan ahay xaas mudo badan la qabay. Alle wax caruura ima siin, waxaan jira 29sano. Waxaan ku riyooda aniga oo caruur dhalaya oo la iga qaadanayo ama la iga xadayo, mana aha mar qudha oo wey igu soo noq-noqota. 34:34 18. Waxaan ku riyooda aniga oo naag isku galmoonayna mana garanayo waxay tahay qof cibaado badan oo alle ka cabsi badan Ayaan ahay runtii riyadani cabsi ayay I galisay 19. Magaygu waa muna, waxan ku riyooday nin aana garanayn oo I eryanaya aniguna xaafadayadii Ayaan ku cararya, markaaan xafadayadii galo waxay igu odhanayaan orod raac waa ninkaaagiiye in badana ayay igu soo noq-noqotay riyadani waxaana ahay single. 20. Magacygu waa sumaya, 23 jir single ah waxaan ku riyooday aniga iyo hooyaday oo khatar tagnay waxay u tagtay shaybaadh. Aniga waxa uu dhakhtarkii igu yidhi adigana finankani wey kaa tagayaane guurso aniga huba inay finanki kaa tagayaaan. 21. Walaashay oo iga yar magaceedu waa suhuur oo 19jir ah single ah waxaan ku riyooday dad badan oo garanayn waxay iskugu jiraan rag iyo dumar waxa la igu yidhi nimankii guriga joogay mid kamida ayaa lasiiyay inanta suhuur la yidhaahdo kadib meeday waa aniga, inankan ayaa lagu siiyay. Inanku waxa uu ahaa nin wado ciro ah weyi ooyday halkeen geeya ninkan aad siiseen ayay tidhi isoo fasir. 22. Magacaygu waa murbaariga 20jir ah waxaan ku riyooday geed gurigayaga hortiisa ka baxay oo aduunka waxa midho yaal ey ka baxaaan oo aad u qurux badan walaashay oo iga weyn oo ila taagnayd ayaa Ayaan ku idhi eeg imika la cawryi doonaaye. 23. Cabiir waxaan jooga magaalad hareisa sheikh waan xanuunsada xanuunka ruugi ah rerkayaguna waxay isgu soo celi celiyaan guurso. Aniguna weli uma soo jeedo guur oo waxbarasho Ayaan ku mashquulsanahay waxay yidhaahdeen waa kuu guurinayna yadoon la is qasbanyn lkn maslaxadyada laga talinayo

Comments
  • Fasiraadda 20  Riyo Cajiib ah ┇► Sh Saciid M. Faarax 2025 ᴴᴰ 1 месяц назад
    Fasiraadda 20 Riyo Cajiib ah ┇► Sh Saciid M. Faarax 2025 ᴴᴰ
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • FAAIDADA BISHA ‼️ RAMADAN ‼️|| SHEEKH MUSTAFE ||@qalbisame 1 день назад
    FAAIDADA BISHA ‼️ RAMADAN ‼️|| SHEEKH MUSTAFE ||@qalbisame
    Опубликовано: 1 день назад
  • Fasiraada 50 Riyo Oo Cajiib iyo Yaab Badan┇► Sh Siciid M. Faarax 2023 2 года назад
    Fasiraada 50 Riyo Oo Cajiib iyo Yaab Badan┇► Sh Siciid M. Faarax 2023
    Опубликовано: 2 года назад
  • Maraykanka qofka Nolosha ka dhaca way adag tahay in uu kusii noolaado! 4 часа назад
    Maraykanka qofka Nolosha ka dhaca way adag tahay in uu kusii noolaado!
    Опубликовано: 4 часа назад
  • Muxaadaro Istiqfaarta – Faa’iidooyin Aadan Filayn | Sheekh Xuseen Cali Jabuuti 1 месяц назад
    Muxaadaro Istiqfaarta – Faa’iidooyin Aadan Filayn | Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
    Опубликовано: 1 месяц назад
  • Sir La Helay Safiirka Sucuudiga ee Kenya oo Shidaalka Somalia In Dib Loo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir 8 часов назад
    Sir La Helay Safiirka Sucuudiga ee Kenya oo Shidaalka Somalia In Dib Loo | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Опубликовано: 8 часов назад
  • QISO: 215: JIN MIYAA KUFSADAY GABADHA SUCUUDIYAANKA MISE? BOLIISKA MAGAALA MADIINA OO  KUWAREERARAY. 2 дня назад
    QISO: 215: JIN MIYAA KUFSADAY GABADHA SUCUUDIYAANKA MISE? BOLIISKA MAGAALA MADIINA OO KUWAREERARAY.
    Опубликовано: 2 дня назад
  • Yaa Waye Dadka Galbeedka Ugacan Galiye Dalalka Islaamka || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil 1 год назад
    Yaa Waye Dadka Galbeedka Ugacan Galiye Dalalka Islaamka || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
    Опубликовано: 1 год назад
  • Waxaan Ku Riyooday Anigoo Xabaal la I galinaayo anigoo Nool! 2 года назад
    Waxaan Ku Riyooday Anigoo Xabaal la I galinaayo anigoo Nool!
    Опубликовано: 2 года назад
  • WAY KULULAATAY SHEEKADA CIIDAMADA MAREYKANKA OO FARIIN UDIRAY SAAKAY TRUMP 55 минут назад
    WAY KULULAATAY SHEEKADA CIIDAMADA MAREYKANKA OO FARIIN UDIRAY SAAKAY TRUMP
    Опубликовано: 55 минут назад
  • Calaamadihii qiyaamaha intii badnayd waa la arkay || Shiikh Xuseen Cali Jabuuti || 2026 Gaalkacyo. 11 дней назад
    Calaamadihii qiyaamaha intii badnayd waa la arkay || Shiikh Xuseen Cali Jabuuti || 2026 Gaalkacyo.
    Опубликовано: 11 дней назад
  • Fasiraadda Riyooyinka: 29 Riyo Cajiib ah oo La Fasirayo┇► Sh Saciid M. Faarax 2025 9 месяцев назад
    Fasiraadda Riyooyinka: 29 Riyo Cajiib ah oo La Fasirayo┇► Sh Saciid M. Faarax 2025
    Опубликовано: 9 месяцев назад
  • Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax 2 года назад
    Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
    Опубликовано: 2 года назад
  • SAMIIRA SAYUGASHAY NINKEDA ALLA NAG NOOL WAY DHAFTAY TAN!@sawdamqaalib 3 недели назад
    SAMIIRA SAYUGASHAY NINKEDA ALLA NAG NOOL WAY DHAFTAY TAN!@sawdamqaalib
    Опубликовано: 3 недели назад
  • Sheikh Mustafe┇► Sida Ugu Fiican Ee Bisha Ramdaan Looga Faaiidaysan Karo - 2026 ⁴ᴷ 3 дня назад
    Sheikh Mustafe┇► Sida Ugu Fiican Ee Bisha Ramdaan Looga Faaiidaysan Karo - 2026 ⁴ᴷ
    Опубликовано: 3 дня назад
  • Himad Sare Ma Rabtaa? 9 Sir oo Dadka Guuleysta Kaa Qarin!   🔥 Sh. Abdirahman Bashir 6 месяцев назад
    Himad Sare Ma Rabtaa? 9 Sir oo Dadka Guuleysta Kaa Qarin! 🔥 Sh. Abdirahman Bashir
    Опубликовано: 6 месяцев назад
  • AaSHEEKH MUSTAFE OO kasheekeeyay 10 qiso oo xanuun bad 10 дней назад
    AaSHEEKH MUSTAFE OO kasheekeeyay 10 qiso oo xanuun bad
    Опубликовано: 10 дней назад
  • Surah Al Baqarah Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi 3 года назад
    Surah Al Baqarah Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi
    Опубликовано: 3 года назад
  • Qisadii Nabi Ibraahim + Qisooyin || Sheekh Mustafe X Ismaaciil Haaruun 1 год назад
    Qisadii Nabi Ibraahim + Qisooyin || Sheekh Mustafe X Ismaaciil Haaruun
    Опубликовано: 1 год назад
  • ТЫ ПОЛУЧИШЬ ТО, О ЧЕМ ПРОСИШЬ, ИНШААЛЛАХ 🤲✨ДУА УТРОМ 10 дней назад
    ТЫ ПОЛУЧИШЬ ТО, О ЧЕМ ПРОСИШЬ, ИНШААЛЛАХ 🤲✨ДУА УТРОМ
    Опубликовано: 10 дней назад

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5