У нас вы можете посмотреть бесплатно Waxaan Booqday Talyaaniga Yar ee Kenya | Malindi 🇮🇹🇰🇪 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Malindi waa magaalo taariikhi ah oo ku taal xeebta Kenya, qiyaasta 120km waqooyi ka xigta Mombasa. Waxay leedahay taariikh qani ah oo qarniyo soo jirtay. Magaaladan waxay caan ku ahayd ganacsiga iyo is dhexgalka dhaqameed. Malindi Waxay ahayd xarun muhiim ah oo ganacsi oo dhex-marta gudaha Afrika iyo ganacsatada ajnabiga ah sida Carabta, Faarisiyiinta, iyo Europe. Malindi waxay caan ku tahay bulsho weyn oo Talyaani ah. Talyaani badan ayaa bilaabay inay u guuraan Malindi sanadihii 1960s ila 70ska. Sababaha ugu waaweyn ee guuritaanka waxaa ka mid ahaa dalxiiska iyo nolosha raaxada leh. Dadka Talyaniga waxaa soo jiitay xeebaha quruxda badan, cimilada diiran, iyo nolosha deggan marka loo eego Yurub. Muddo kadib, Talyaaniyiintu waxay dhiseen ganacsiyo, hotelo iyo maqaayado, taasoo ka dhigtay Malindi meel ay Talyaaniyiintu ku nastaan ama ku maalgashten. Maanta, waxaa la qiyaasaa in kumanaan Talyaani ah ay si joogto ah u deggan yihiin Malindi, halka qaar kalena xilliyada fasaxa yimaadaan. VASCO DA GAMA. Vasco da Gama 1460 – 1524. Wuxuu ahaa sahamiye reer Portugues. Wuxuu ahaa Europeanki ugu horreeyay ee si toos ah uga safra Yurub una tago Hindiya, isagoo furay waddo badeed oo ganacsi u dhexeysa Europe iyo Asia. ___________________________________________________________ Malindi is a historic town on the coast of Kenya, located about 120 km north of Mombasa. It has a rich history that spans centuries, shaped by trade, colonialism, and cultural exchange. Malindi was a key hub for trade between the African interior and foreign traders, including Arabs, Persians, and later Europeans. The town was famous for exporting ivory, gold, and spices, and importing textiles, ceramics, and other goods. Malindi is now famous for its large Italian community. Many Italians began migrating to Malindi in the 1960s and 1970s. The reasons for this migration were primarily tourism and lifestyle. Italians were attracted by Malindi’s beautiful beaches, warm climate, and slower pace of life compared to Europe. Over the decades, Italians established businesses, hotels, and restaurants, making Malindi a favorite holiday and retirement destination for Italians. Today, it is estimated that thousands of Italians live in Malindi permanently, while many more visit seasonally. Vasco da Gama 1460 – 1524 was a Portuguese explorer and one of the most famous figures of the Age of Discovery. He is best known for being the first European to sail directly from Europe to India, opening a sea route that connected Europe and Asia for trade.