У нас вы можете посмотреть бесплатно DAAWO - Ceelka Sulul oo kuyaala Deegaanka Sagag - 00 Kacaba Malaayiin Geela Sanadkiiba или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ceelka Sulul oo kuyaala Deegaanka Sagag ee Gobolka Nogob Oo Katrisan Dowlda Deegaanka Soomaalida itoobiya ‘DDSI’ ayaa waxa uu noqday Ceel muhiim u ah dad badan oo xoolo dhaqato ah asagoo ah Ceelka loogu isticmaalk Abadan yahay ee deegaanadaas. Ceelka sagag ee deegaanka Sagaga ayaa mara loo dhabagaly Xoolaha kacaba ee sida tooskaa ugu xiran ayaa waxaan la soo ogaaday inay Ceelka Maalintii kafulaan oo ay kacabaan in kabadan 20 kun oo neef, halka bishiina ay ka Cabaan 250 kun oo neef. Dadka xoolo dhaqatada ee kunool Dhamaan deegaanada Soomaalida itoobiya ayaa waxay kuxiran yihiin oo xoolahooda iyo dadkaba kawaraabsadaan Ceelal tiro badan oo deegaanka kuyaala kuwaasoo waayadan danbe ay Dawlada Deegaanku hor marisay. Ceelkaan oo saaxad banaan kuyaala ayaa waxaa uso aroora dhamaan dadka Deegaanka iyo kuwa kale ee dariska la ah Sida Dhuxun iyo dhagax madoow. ………………………………………………………… This video is all about The Pastoralists in Somali Region of Ethiopia Who Make Their Living Raising Cattle and Camels, In the Arid and Drought-Prone Region, They Are Forced To Move From Place To Place In Search Of Pasture And Watering holes For Their Animals. But a lot has changed since the new administration come In to power in 2008 – this is the biggest Boreholes or water pans in the region Situated in a place called ‘’Sagag’’ Where Millions of Camels use yearly, The ( Sulul ) is the name of this borehole That produces salty water, and the camel Love that… .................................................... Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu Follow us on twitter @ / abdiaskaritube Email: [email protected] ………………………………………………… Subscribe to our channels to keep up to date with All the latest news and updates, Our Larger Channel … / joorre123 Our new Channel …. / abdiaskaskarimedia