У нас вы можете посмотреть бесплатно Diiriye Maxamed Siyaad Barre: Aabahey kaligi Taliye wuu ahaa! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kaligii Taliyahii Siyaad Barre wixii uu falay ee uu fuliyey ee foolxumooyin ahaa waxaa kamid aheyd in Bulshadda Soomaaliyeed oo dhan u noqoto wax ku qaadasho, Khibradda iyo waayo-aragnimo, siiba Qofkii taladda Ummad Hogaankeeda Maalin soo mara/qabta. Hadaba waa kan Wiilka Siyaad Barre oo afkiisa ka sheegaya in Aabihiis uu Kaligi Taliye ahaa. Wax ma garadku waa sida Wankoo kale, ilaa u darbiga madaxa ku garaaco ma arko daruuraha. Haddaba Qofkii shalay wixii la soo maray aan xusuusneyn dhacdaddan Taarikhiga ah ha u noqoto mid u marwalba maanka ku haysto. #SomaliArchive | SUBSCRIBE for Daily High-Definition Videos from Somalia Hosted by http://www.keydmedia.net // http://www.keydmedia.net // / keydmedia // / keydmedia // / keydmedia Copyright © 2014 Keydmedia Group. All rights reserved