У нас вы можете посмотреть бесплатно Shallaynta/qoomamaynta: Dareenka ugu xannuunka badan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
👉 Ma dareentay qoomamo sababtoo ah wakhti kaa tegay adigoon waxba qabsan? 👉 Ma is weydiisay sababta aad fursado badan u dayacday? Muuqaalkan wuxuu ka hadlaa qoomamaynta, shallaynta, iyo wakhtilumiska. Waa fariin taabanaysa qalbiga qof kasta oo dareemaya in noloshiisu istaagtay, riyooyinkiisiina dibudhac ku yimid. Waxaan ka hadlaynaa 📌 Sida wakhtilumintu u keento qoomamo iyo niyad jab 📌 Sababta dhalinyaradu aysan dhalinyaradu uga shallayn wakhtiga socda. 📌 Waxyaabaha ay tahay in aad samayso sida aadan hadhaw uga shallayn. 📌 Casharro nololeed oo kaa caawinaya arrintani. Haddii aad dareemayso qoomamo, hase ahaatee aad dareemayso in aad wakhti haysato, muuqaalkani adiga ayuu kugu saabsan yahay. Qoomamadu ma beddesho wixii hore, balse ficilka maanta ayaa beddeli kara berrito. Daawo ilaa dhamaadka si aad u fahanto sida aad uga faaidayn karto wakhtiga hadda inta uusan isna noqon mid aad hadhaw ka shallayso.