• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021 скачать в хорошем качестве

idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021 4 года назад

скачать видео

скачать mp3

скачать mp4

поделиться

телефон с камерой

телефон с видео

бесплатно

загрузить,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021 в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021 в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



idacada Subxnimo | xalda Soomaliya | iran iyo maraykanka warbixino dhameystiran | dalka uk 10/2/2021

Maxaa kasoo baxay kulankii Golaha Ammaanka QM ee is-mari waaga February 10, 2021 New York (Caasimada Online) – Golaha Ammaanka QM ayaa shalay kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan is-mari waaga ka taagan doorashada dalka, xilli muddo xileedka uu ka dhammaaday madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Golaha ayaa kulankaas warbixin qaab online ah uga dhageystay ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaalia James Swan, waxaana kadib ay soo sareen warbixin ku saabsan doorashada Soomaaliya Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan dadaallada socda ee lagu doonayo in lagu fuliyo heshiiskii 17-ka September, hase yeeshee waxay yiraahdeen inay aad uga walaacsan yihiin in wada-hadalladii ugu dambeeyey ee Dhuusamareeb ay soo dhammaadeen ayada oo aan heshiis la gaarin. “Waxaan ugu baaqeynaa hoggaamiyayaasha Soomaalida inay si deg deg ah dib ugu billaabaan wada-hadalladooda, ayna u wada shaqeeyaan danta shacabka Soomaaliyeed, si ay heshiis uga garaaan doorashooyinka ayada oo aragtidu tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto doorashooyinka,” ayaa lagu yiri qoraalka Golaha Ammaanka. “Waxaan sidoo kale soo dhoweeneynaa dhowaqa cusub ee wada-hadalalda dheeriga ah ee dhacay 15-ka Febraayo,” ayaa lagu yiri qoraalka. Wada-hadallada 15-ka Febraayo, ayaa si kastaba waxaa soo galay mugdi cusub kadib markii Puntland ay sheegtay inaan lagala tashan, taas beddelkeedna ay soo jeedisay in lagu qabto Muqdisho, lagan qeyb geliyo dhammaan saamileyda siyaasadda dalka. CC Shakuur oo shaaciyey ‘3 ujeedo oo Farmaajo ka leeyahay’ shirka Garoowe February 10, 2021 Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu saddex ujeedo ka leeyahay shirka uu iclaamiyey inuu 15-ka Febraayo ka dhaco magaalada Garoow Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku yiri “Shirka uu Madaxweynihii hore Farmaajo soo tuuray, koox ka mid ah beesha caalamkana la wadaan wuxuu ku doonayaa:- 1- In uu ku moodo Shirka maanta Golaha Amaanka ee Soomaaliya looga hadlayo.  2- In uu Galmudug iyo Puntland iska hor keeno. 3- In uu tusiyo in uu weli madaxweyne yahay.” Waxa uu intaas ku daray “Waxaanse rajaynayaa in Puntland ay fahmi karto fitnada Farmaajo, diktatoor dhacayna fursad siin dooni Shirkan ayaa imanaya ayada oo gogoshii shirka Dhuusamareeb 4 aan si rasmi ah loo xirin, islamarkaana markii uu Farmaajo kasoo tegayey uu wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe sheegay in dib la isugu laabaan doono marka uu Farmaajo ka qeyb-galo kulankii xildhibaanada. Waxaa muuqata in Puntland ay ku aragti noqotay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayada oo iska diiday shirkaas. Qoraal kasoo baxay Puntland ayaa lagu yiri “Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa shirka lagu baaqay 15 Febraayo, inkastoo aan lagala tashan in Garoowe lagu qabto, maadama uu dhammaaday mudo xileedkii hay’addaha Dastuuriga ah ee DFS, waxayna ku talinaysaa in Shirka lagu qabto Muqdisho, ayna kasoo qayb galaan Saamileyda Siyaasada iyo Beesha Caalamka.”

Comments

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5