У нас вы можете посмотреть бесплатно HEES | Urugo | Saynab Xaaji Cali Baxsan | Original + lyrics или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Urugada i haysa Uurka hoosiyo iyo laabta Uumi baa iga kacaaya Cishqigaagaan la asqoobay Isagay igu abuuree Cahdi baanu lahaynee Mala waabu ilaaway Aheey aheey aheey Oohin ciirsadadeey ax (Oohin ciirsaday waheey) ........................................ Iraadad ilaahay Isagaa amar weynoo Lama oolin karaayee Eebaduu iga taagaan Anfacii dayi waayee Waan ka aarsan lahaayee Sow itaal uma waayin Aheey aheey aheey Oohin ciirsadadeey ax (Oohin ciirsadayeey waheey) .................................................. Arramida ninkeeday Aayatiinka dishaayoo Iilka loo dhigayaayee Nin indhaha ka ridaayay Dumar aaminayaanee Bal kaan ifka irkanaayo Arxan ii gali waayay Aheey aheey aheey Oohin ciirsadayeey ax! (Oohin ciirsadayeey waheey) .................................... Waan u ibtilooboo Asraafiilka nafta qaada Isagaa igu ahaadee Ifka iiguma laabnoo Aakhiraan u socdaay Waan aqaan qabrigaygii La igu aasi lahaayee Aheey aheey aheey Oohin ciirsadadeey ax (Oohin ciirsadayeey waheey)