У нас вы можете посмотреть бесплатно Sheeko|waxaan malin dhan ku xanibnaa god lay qoday или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Nolol iyo Geeri Dhexdood 😨 Sheekadan waxay ka warramaysaa arday jaamacadeed oo u baxay camping, balse safarkii farxadda lahaa wuxuu isu beddelay musiibo. Mid ka mid ah wiilasha ayaa ahaa bully, wuxuuna go’aansaday inuu ciqaabo saaxiibkiis isagoo god qoday ciidda kuna aasay, kuna xiray 24 saacadood xaalad u dhexeysa nolol iyo geeri. Wiilkaas wuxuu la kulmay cabsi, xanuun, iyo rajo la’aan, isagoo sugaya in la badbaadiyo. Markii dambena, arrintii waa la ogaaday, bulligii wuu qoomameeyay wuxuuna raalli-gelin ka bixiyay dhammaan ardaydii wixii uu sameeyay. Sheekadani waa cashar muujinaya: Halista bullying-ka Sida kaftan xun u noqon karo dambi In qoomamadu timaaddo mararka qaar goor dambe #sheekosomali #sheekogaaban #sheekoxariira #kartoon 👉 Daawo ilaa dhammaadka si aad u fahamto dhammaan dhacdooyinka. Fadlan: 👍 Like saar 💬 Comment reeb 🔔 Subscribe samee kanaalka Sheeko By magool