У нас вы можете посмотреть бесплатно Sh Cumar Faaruuq Tafsiir 🔊 Casharka 7 Baqara 92-105 | или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sh Cumar Faaruuq Tafsiir. Waa Tafsiirkii Rabi naxaiir ha siiyee Sh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan. Click here | #Sh_Cumar_Faaruuq_Tafsiirka_Quraanka Download PM3 Audio from https://www.somaliidaho.com/tafsiir Waxaanu leenahay hadaf ah inaan soo dhamaystirno 239 Cashar oo Tafsiirka Quraanka oo dhan ah Inshaa Allah. #Tafsiirkani waa 2 Qaybood Qaybta 1aad waxay leedahay Qiraa'ada Quraanka ee Casharkaas oo uu Akhrinayo Rabi Naxariis hasiiyee, (Maxamed Siddiq Al-Minshaw) qaybta 2aad na Tafsiirka oo kaliya laakiin Suurada iyo Aayada uu Casharku ka koobanyahay Sheekha ayaa noo sheegaya. waxaana sidaa u yeelay in lahelo muda gaaban waxna lagu faaiidi karo.