У нас вы можете посмотреть бесплатно "Sidee Looga Takhalusaa Calool Baruur Leh?"Deeq Darajo Live. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
🔥 Igu soo biir LIVE anigoo kuu sharxaya runta nafaqada iyo sida baruurta caloosha looga takhaluso adigoo aan isdilin ama jimicsi culus sameynin. Waxaad baran doontaa: Cuntada saxda ah Waqtiga saxda ah ee wax lagu cuno Sida loo hagaajiyo dheefshiidka si miisaanka u dhaco si dabiici ah. ✅ Muuqaalkan waa kuu habboon haddii: Aad calool baruur leh la tacaaleyso Aad ka daashay cuntooyin aan shaqeynin Rabto inaad fahamto cilmiga dhabta ah ee miisaanka dhimista 📌 Subscribe dheh si aad u hesho talooyin caafimaad asbuuc kasta Somali & English ah. 👉 Hel hagaha baruurta caloosha WhatsApp: +4915168537847 00:00 – Hordhac: Muxuu Muuqaalkani Ku Saabsan Yahay? 02:00 – Maxaa Keena Calool Baruurta? 06:00 – Cudurrada La Xiriira Baruurta Caloosha 12:00 – Dhibaatooyinka Nafaqo Xumo iyo Calool Baruur 20:00 – Cuntooyinka Ugu Xun Caloosha 28:00 – Cuntooyinka Guba Baruurta (Fat Burning Foods) 36:00 – Sida Loo Xakameeyo Rabitaanka Cuntada 44:00 – Tallaabooyin Lagu Dhimo Baruurta Caloosha 53:00 – Habka Intermittent Fasting-ku Uga Shaqeeyo Caloosha 01:01:00 – Sida Protein-ku Ugu Muhiim Yahay Miisaan Dhimis 01:10:00 – Sida Loo Hagaajiyo Metabolism-ka 01:20:00 – Khaladaadka Caamka ah ee Miisaan Dhimis 01:30:00 – Isbarbardhig: Calool Baruur & Baruurta Kale ee Jirka 01:40:00 – Su’aalo & Jawaabo LIVE ah 01:55:00 – Talooyin Ku Saabsan Cunto Maalinle Ah 02:05:00 – Sida Loo Maareeyo Cuntooyinka Caruurta & Qoyska 02:15:00 – Sheekooyin Guul & Isbedel Dhab Ah 02:30:00 – Gunaanad & Wacdiga Deeq Darajo 02:45:00 – Tallaabooyinka Aad Qaadi Karto Maanta #Caafimaad #MiisaanDhimo #BaruurtaCaloosha #Nafaqo #CuntoSaxAh #SomaliFit #SomaliCaafimaad