Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Documentary: Sida AC Milan uga aar-gudatay Liverpool iyo safarkii ay u soo mareen guushii 2007 в хорошем качестве

Documentary: Sida AC Milan uga aar-gudatay Liverpool iyo safarkii ay u soo mareen guushii 2007 4 часа назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Documentary: Sida AC Milan uga aar-gudatay Liverpool iyo safarkii ay u soo mareen guushii 2007

Muuqaalkan wuxuu ku saabsan yahay kooxaha AC Milan iyo Liverpool xilli ciyaareedkii 2006-07, kaas oo markale keenay final xusuus gaar ah leh oo ka mid ah taariikhda Champions League. Kadib Fadeexadii Milan ka soo gaartay Istanbul, 2005, waxay dib u dhisteen koox adag si ay mar kale ugu dagaallamaan horyaalka Yurub welibo ayagoo ganaaxyo iyo dhibaatooyin kale la soo kulmay. Final-kan oo ka dhacay Athens, wuxuu ahaa fursad ay Milan ku aar-gudan karto, halka Liverpool-na ay dooneysay in ay mar kale xaqiijiso awooddeeda Yurub. haddaba, Sidee ayey labada kooxood ku gaareen final-ka? Maxay ahaayeen waxyaabihii xiisaha lahaa ee ka dhacay kulankaas? Daawo muuqaalkan si aad u ogaato dhammaan faahfaahinta kulankan taariikhiga ah! #acmilan #liverpool #football #championsleague #milanliverpool2007

Comments