У нас вы можете посмотреть бесплатно 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗦𝗼𝗼𝗿 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 – 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝟰-𝗮𝗮𝗱 | Agaasime Sowda Mire & Mas’uuliyiinta kale Wasaaradda Beeraha JFS или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗦𝗼𝗼𝗿 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 – 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝟰-𝗮𝗮𝗱 | Wax Qabad Ma Leedahay Mise Na Ma U Qabaneysaa Naftaada, Waddankaaga & Dadkaaga? Qeybtan 4-aad ee LegendSoor Podcast — barnaamij iftiiminaya dadka, mashaariicda, iyo fikradaha wax ka beddelaya Mustaqbalka dadka iyo dalka Soomaaliyeed — anagoo wadar heyneyna barnamijka Maan-Maal Waxaan wareysi gaar ah la yeelanay Sowda Mire Osman, Agaasimaha Waaxda Horumarinta Ganacsiga & Suuqa, iyo Ahmed Elmi, Madaxa IFAD ee Wasaaradda, iyadoo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale oo wasaaradda ka tirsan. Waxay kaga hadleen arrimo muhiim u ah mustaqbalka dhaqaalaha, ganacsiga, iyo fursadaha jiilka cusub ee Soomaaliyeed: 1️⃣ Doorka Wasaaradda Beeraha ee horumarinta ganacsiga iyo suuqyada gudaha 2️⃣ Barnaamijka Maan-Maal iyo sida uu u kobciyo dhalinyarada hal-abuurka leh 3️⃣ Fursadaha ganacsi ee ka jira beeraha, suuqyada maxalliga ah, iyo silsiladaha qiimaha 4️⃣ Kobcinta jiilka cusub ee ganacsatada Soomaaliyeed iyo dhismaha mustaqbal dhaqaale oo waara 🔥 Fariinta Maan-Maal: Ha noqon shaqo-raadiye oo kaliya — noqow shaqo-abuure. Jiilka cusub waa laf-dhabarta isbeddelka Soomaaliya. 📺 Maan-Maal – The Somali Entrepreneurship Reality TV Show Waxaan sidoo kale ka hadalnay Maan-Maal — barnaamijkii ugu horreeyay ee TV-ga Soomaaliya ee taageera dhalinyarada hal-abuurka leh, kobciya ganacsiyada cusub, isla markaana u horseeda in dhallinyaraddu noqdaan shaqo-abuureyaal, ma aha oo keliya shaqo-raadiyeyaal. 🎥 Daawo Full Episode-ka (Runtii waa mid dhiirrigelin leh!) 👉 YouTube: • 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗦𝗼𝗼𝗿 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁 – 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝟰-𝗮𝗮𝗱 | Agaasi... 🔔 Subscribe ku dhufo si aadan u seegin sheekooyinka kale ee saameynta leh. 📌 Nala soco: @LegendSoor — Codadka Saameeya. Sheekooyinka Horumarka Soomaaliyeed.