У нас вы можете посмотреть бесплатно XASUUS –Qaab Karınta Cuntooyınka Iyo Sheekadooda Oo Ka Yımıd Dumarka Ku Noo или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Cunitaanku waa ficil caalami ah oo lagu dhaqmo oo dadka isugu yimaadaan. Cunto karintu waa howl wadaagga khibrad shaqsiyadeed, bulsho iyo waliba dhaqan taas oo jiilba jiil u sii gudbinayay. Dad ka kala yimid dhaqamo iyo juqraafi kala duwan ayaa isugu yimid barnaamijyada wadajirka bulshada ee lagu qabtay Hay’Adda Caawinta iyo Lashaqeynta Magangalyo-doonka iyo Muhaajiriinta ee (ASAM) Xarunteeda Bulshada ee Ankara. Haweenka ku nool xaafadaha kala geddisan ee isla magaalada ayaa sheekooyinka jikadooda ku soo gudbiyay bartamaha barnaamijyadan dadka loo qabto. Dadaalladaasi waxay isu beddeleen aqoon isweydaarsiyo taxane ah iyada oo laga faa ideysanayo hagitaan ay bixisay Aqoon isweydaarsiga Dijital ah ee Jaamacadda Hacettepe Kulliyadda Isgaarsiinta waxayna keentay abuuritaanka buugga " XASUUS "