У нас вы можете посмотреть бесплатно DHULKAYAGU SABOOL MAAHA. или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dhukayagau Sabool maaha . Saxra & Abaar maaha. Seben Xumaadna kama dhicin x2 Xiddig seerma weydiyo Sannad waliba waa khayr. x2 Satidiyo dhiilaha ka soofeen ku shubanaa Haamaha la saabshaan subbagana ku lulanaa. x2 Siddig baanu maalnaa Sumal baanu qalanaa x2 Sad quursiga ka faankiis Soomaali hadaan nahay Sinji baan u leenahay. x2 Dhulkayagu Sabool ma aha Siigo & dabayl ma laha Saxansaxo & waa doog. x2 Sagal & darruuriyo waa seymo roobaad. x2 Maalka subax dareera ka reeb sabbadka joogaa xarig baa la soohaa Aqal laga sameeyaa. x2 Surrad baa duubaa waxa lala sugaa Gabar. x2 Xushmo sooryo gobanimo Soomaali hadaan nahay Sinji baan u leenahay. x2 .Abwaanka heestaan sameeyey Soomaalida uu ka hadlaayo waa Soomaalidii hore .