У нас вы можете посмотреть бесплатно Wareega Ramadaanta Gabiley - Axmed-Kayse Isha Borama или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wareega Ramadaanta Gabiley - Axmed-Kayse Isha Borama Maayarka Gabiley Iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Furay Wareega Ramadaanta, Wareegan oo ay Maalgelisay Dawladda Hoose Gabiley. Maayarka Degmada Gabiley, Mudane Axmed Maxamed Axmed (Ciisood), Wasiir Kuxigeenka Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JSL ayaa maanta si rasmi ah u furay Wareega Ramadaanta, tartan kubbadda cagta ah oo sanadkan loogu magac daray Alle haw Naxariistee Marxuum Axmed-Kayse (Isha Borama). Furitaanka tartankan oo ka dhacday Magaalada Gabiley ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Maayar Kuxigeenka Degmada Gabiley, Iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, iyo Masuuliyiin kale. Alla Mahad Leh Maxamed Jamac Xasan Madaxa Xafiiska Warbaahinta Dawladda Hoose Gabiley. Dhamaad. Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan nala soo xidhiidh: Xafiiska Warbaahinta Dawladda Hoose Gabiley E-mail: media@gabileylocalgovernment.org Flickr: https://www.flickr.com/photos/Dowladd... Twitter: / gabileylocalgov Facebook: / degmada.gabiley YouTube: https://www.youtube.com/.../UCsRitoMR...