У нас вы можете посмотреть бесплатно Ramadan ka hor… | Ramadan prep или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Ramadaan ma aha bil la isu muujiyo camal badan — waa bil nafta lala fadhiisto, qalbiga la nadiifiyo, Allahna si daacad ah loogu soo laabto. Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa sida aan si naxariis leh isugu diyaarin karno Ramadaan: 🤍 Daacadnimo naftaada 🤍 Niyad sax ah 🤍 Maareynta waqtiga & screen time 🤍 Daryeelka jirka & qalbiga 🤍 Iyo sida aan uga fogaan karno isbarbardhigga & culayska nafteena saarno Xasuusnow: Camalka ugu jecel Allah waa kan joogtada ah, xitaa hadduu yar yahay. Ha sugin “perfect Ramadaan.” Hal xabo bilow. Iga soo raac baraheyga bulshadda : TikTok https://www.tiktok.com/@sagalicios?_t... Instagram https://www.instagram.com/sagalicios?... Facebook https://www.facebook.com/share/14xe6t... Blog https://sagalicios.com/