У нас вы можете посмотреть бесплатно Amusnaa|| Mataanihii dunida ugu xumaa taariikhda👬 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sanadkii 1963-kii, dalka Ingiriiska, gaar ahaan Wales, haweeney la yiraahdo Gloria, oo ahayd xaaska nin lagu magacaabo Aubrey Gibbons, ayaa uur lahayd. Markii ay dhashay, waxay dhashay mataano dhedig ah. Mid waxay ugu magac dareen June, midda kalena Jennifer. Laakiin bal eeg waxa la ogaaday bilowgii noloshooda! Sida caadiga ah, mataanaha waxay isku egyihiin muuqa iyo dabeecad ahaan, laakiin marba marka ka dambeysa, dabeecadahooda way kala duwanaanayaan maadaama ay nolosha iyo waayo-aragnimo kala duwan la kulmaan. #berbera #bosaso #soomaaliya #somaliweyn #somalipeople #kenya #somalimen #qosol #habesha #duet