У нас вы можете посмотреть бесплатно Multiple Time Frame Analysis (Is dhex galinta Timeframes Kala duwan) или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkaan waxa aana ku sharaxayaa sida la iskula isticmaalo ama la isku dhex galiyo Time-frames kala duwan marka aad samaynaysid taxliilinta Trendiga 📊 Trendiga weyn waxa uu kuu sheegayaa Jihada uu suuqa u socdo balse Countertrend-ka oo Timeframe hoose loogu dagto ayaa ah meesha laga ogaan karo Wakhtiga ama goorta uu Trendigu kusii socon karo jihadii uu u jeeday✍🏾 Muuqaalkani Waxa uu dabasocdaa labadii muuqaal ee U dambeeyay aan Youtube-keena soo galiyay Midkii ka hadlayay Order flow-ga iyo Midkii kan ka horeeyay ee Trend Rules-ka aan uga hadlaynay, Saddexdaas muuqaal Nuxurkooda oo aad si fiican u fahamtid ayaa kaaga filan la socodka iyo Fahamka Price Action-ka iyo qaab socodka Suuqa 📊 ✍🏾 🫱🏻🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾 ✅ Instagram: / moalimuu ✅ Wesbsite: https://moalimuufx.com/ ✅ Discord: / discord