У нас вы можете посмотреть бесплатно CILAD | WAXAA IGA HALAABAY MOOTADII AAN KU SOCDAY | S-2 EP-61 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Season 2 | Episode 61 📍🇧🇼. Waa mid ka mid ah maalmahii iigu dambeyse ee aan ku suganahay wadanka Botswana. Waxaa si lama filaan ah aan ula kulay cilad farsamo, socdaal kaygii Galbeedka wadanka Botswana 🇧🇼. Daawasho wacan. Fadlan ka qayb qaado caawinta walaalaha musliinta ah ee ku dhaqan gayiga Somaliyeed, riix linkigan hoose si aad qayb oga noqoto deeq bixiyaasha. Mahadsanid. Link : https://LaunchGood.com/ARFRamadan Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto. Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka; [email protected] Links Facebook Page https://www.facebook.com/profile.php?... Instagram https://www.instagram.com/iam_faysals... Socdaalkan waxaa suura galiyay Hayada Samafalka ee African Relief Fund. African Relief Fund https://arf.org.uk/ #somalitravel #somalicomedy #somali #somalilanguage #somalientertainment #somalidiaspora