У нас вы можете посмотреть бесплатно Banaanbaxyada Sian Sian-demonstrasjoner или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
03.09.2020: Ururka islaam naceybka ah ee Sian ayaa dhawaanahan warbaahintu aad ugu hadashay, kadib markii mudaharaadyadoodii ku dhamaadeen jeexjeexay Quraanka iyo isqabqabsi. Hogaamiyaha Sian meesha kama saarayo banaanbaxyo dheeri ah mustaqbalka. Den antiislamske organisasjonen Sian har fått mye medieomtale i det siste etter at demonstrasjoner har endt med riving av koranen og basketak. Sian-lederen utelukker ikke flere demonstrasjoner fremover. Ny i Norge waxaad ka heli kartaa oo kale halkan: https://www.nrk.no/nyinorge/ Ny i Norge finner du også her: https://www.nrk.no/nyinorge/ Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso. Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!