У нас вы можете посмотреть бесплатно “Qurbaha: Riyo Mise Caqabad Qarsoon? – Dhalinta Soomaaliyeed ee Dibadda” или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa cabadaha waaweyn ee dhalinta Soomaaliyeed ku haysta qurbaha, sida: Aqoonsi la’aan iyo la qabsiga nolosha cusub Shaqo la’aan iyo waxbarasho caqabado ka jira Saameynta saaxiibada xun iyo cadaadiska bulshada Dhaqan iyo diin ka fogaansho Murugo, walbahaar iyo jahawareer mustaqbalka ku saabsan Sidoo kale, waxaan bixinayaa talooyin muhiim ah oo wax ku ool ah si dhalinyaradu ay: ✅ U dhistaan mustaqbal fiican ✅ U ilaashadaan diintooda iyo dhaqankooda ✅ U gaaraan yoolalkooda waxbarasho iyo shaqo ✅ U noqdaan dad waxtar u leh naftooda, qoyskooda iyo bulshada Haddii aad tahay waalid, dhalinyaro, ama qof daneeya mustaqbalka dhalinta Soomaaliyeed, muuqaalkan waa mid adiga kuu gaar ah. Ha illoobin inaad subscribe saarto kanaalka Baro Caalamka 👍 #DhalintaSoomaaliyeed #Qurbaha #CabadahaDhalinyarada #MustaqbalWanaagsan #TalooyinNololeed #BaroCaalamka #SoomaaliDiaspora #YouthMotivation #NoloshaQurbaha #WaxbarashoIyoShaqo #IsHorumarin #Wacyigelin #SoomaaliYouth #MotivationSomali