У нас вы можете посмотреть бесплатно Wax kasto oo aad uga baahantahay inaad Ka Ogaato Cilmi nafsiga madow ||Dark phsycology Afsoomaali| или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
walbo Ugu Bahaante inaad Ka Ogaato Cilmi Nafsiga Madow(Dark Psychology af-somali) Asalka, Xeeladaha Ilaa Iska Difaacida Fiidiyowgaygii u dambeeyay Aan Soo saaray ee ku saabsan Dark Psychology, Dark Psychology af-somali Jawaabahinu waxay ahaayeen kuwo xamaasad leh iyo kuwa U arkayey Inuusan Haboonaynin muqaalkaas Qaar badan oo idinka mid ah ayaa muujiyay xiisaha ay u qabaan sahaminta tabaha wax-is-daba-marinta iyo halka laga heli Karo sida buugaagta cilmi-nafsiga ee mugdiga ah. Dhamaantiina Waaan idin Maqlay Waliba cod dheer oo cad. Ka hor inta aynaan u gelin dunida cilmi-nafsiga mugdiga ah, waxaa muhiim ah in la ogaado in agabyadani Cilmi-nafsiga Madow ay yihiin kuwo muran badan dhaliyay oo aan si caalami ah loo Ogaleen Sida Cilmi-nafsiga Caadiga ah madaama Anshaxa Bini aadanka uso kasoo horjeedo Marka la eego Fikradaha Ila Wadaagteyn ku saabsan cilmi-nafsiga mugdiga ah, waan fahmay waana ixtiraamayaa fikradahaas. Laakin Ujeedadaydu waa fikrad waxbarasho anigoo kor u qaadaya anshaxa Fahmaayo in Qof walbo Dhan Wanaagsan U Isticmaali Doonin. Waxaan So galiyey Muqaal Ka hadlaayo Sida Laiskiga Difaaco Hadii laisku Dayo in laguu Adeegsado Sidoo kale, wixii ku saabsan Groupka Telegram-ka ee aan liina wadaagay Si Aan idinku Soo gudbiyo buugga Cilmi-nafsiga Madow 202, waxaan ka xumahay inaa idin ogeysiiyo in hadda la heli karin groupkaas duruufo lama filaan ah dartood Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira buugaag iyo ilo online ah oo ka hadlaya mawduucyada la xidhiidha wax-is-daba-marinta, qancinta, iyo cilmi-nafsiga dabeecadda. Waxaad ka heli kartaa goobaha sida Amazon, Barnes & Noble, ama dukaamada buugaagta cilmi nafsiga ee gaarka ah. Haddii aad qabtid su'aalo ku saabsan mawduucyadan Wax-is-daba-marinta, waxaan dhiirigelinayaa wadahadal furan iyo sahaminta mas'uuliyadda. Aanagoo Sii wadayno socdaalkan wacyiga iyo ixtiraamka tixgalinta anshaxa.Fikradaada Qeybta Commentiga Noogu reeb Muqaalkeyna Maanta Waxaan idinla wadaagayaa Wax walbo UGA baahantahay inaad Ka ogaado Dark Psychology Laga Soo bilaabo Asalkeeda, Xeeladaha ilaa iyo Sida Aad iskiiga Difaaci Laheed Hadii laisku Dayo Adiga Laguu Isticmaalo Xasuusin Sida Aad u isticmaasha Xeeladahan Adiga ayee kugu Xerantahay Xumaan Ama Wanaag Mudane ama Marwo Waxaad qaata Masuliyada Qaabka Aad U Isticmaali laheed Lasoco Ujeedadeyda Waa U jeedo Waxbarasho Aadna Ka war heyso in Xeeladahan Wax lagugu Daba marin Karo Fadlan Taagero Noo Muuji Muqaalka Like noo saar Hadii Aad Nagu Cusub Tahay Nagu Soo Biir Lawadaag Asxaabtaada Aan Quusno Mawduucayna Maanta. 🌟 Ku Soo Biir Socdaalkeena Kobaca Todobaadlaha! Waxaan helnay codsiyo badan oo ku saabsan helitaanka buugaagta iyo talooyinka wax soo saarka leh, waxaan ku faraxsanahay inaa ku ogeysiiyo Newsletters! 📰 Ugu yaraan 3 jeer Todobaad kasta, Oo waxaan kula wadaagi doonaa waxyaabo gaar ah, oo ay ku jiraan •Soo koobida buugaagta ugu sarreeya Top Self-help books 📚 •Talooyin wax soo saar la taaban karo si kor loogu qaado hawl maalmeedkaaga 💪 •Helitaanka agab iyo hagayaal taageeri kara safarkaaga kobaca shaqsiyeed 🌱 •Hadii Aad rabto Mawduucyo ama Buugaag Gaar ah Waxaad iga so Codsan Kartaa Halkaas Si aad u hesho fikradahan Oo kugu Soo dhici doono Inbox Iimayl-kaaga 📬 Nagu Soo biir Oo Fadlan Susbcribe Raac link-ga 👉 https://mailchi.mp/adaa9091cfbe/nolol... Mahadsanit 0:00-1:41 Hordhac 1:41-2:17 Fahamka Iyo Asalka Dark Psychology 2:17-3:30 Coercive persuasion 3:30-4:13 Iska Difaacida Coercive persuasion 4:14-4:50 Guilt Tripping 4:50-5:16 iska Difaacid Guilt Tripping 5:16-6:02 Dark NLP 6:02-6:30 Iska Difaacida Dark NLP 6:30-7:08 Reverse Psychology 7:08-7:27 Iska Difaacida Reverse Psychology 7:28-8:00 Palterring 8:01-8:22 Iska Ilaalinta Palterring 8:23-9:02 Gaslighting 9:02-9:13 Iska Ilaalinta Gaslighting 9:13-9:24 Dark CBT 9:24-9:38 Seduction Techniques 9:38-9:57 Iska Difaacida Ugu fican 9:57-10:09 Dhamaadka Muqaalka 10:09-10:33 Macluumadka Kanaaalkan #darkspsychology #cilminafsigamadow #isbadal #afsomali #somaliyoutube #somalicommunity #books #cilmi #cilmi-nafsi #waxbarasho #xeelado #xirfad