У нас вы можете посмотреть бесплатно WAA MAXAY XEER CIISE? | Sheikh Abdirahman Oo Si Qoto Dheer U Sharaxay Xeerka Ciise! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muxaadaro muhiim ah oo uu jeedinayo Sheikh Abdirahman oo ka hadlaya Xeerka Ciise iyo waxa uu yahay. Sheikh-ku wuxuu sharaxayaa taariikhda, macnaha iyo sida uu xeerkan uga dhex shaqeeyo bulshada. Haddii aad rabto inaad faham qoto dheer ka hesho Xeer Ciise, daawo muuqaalkaan ilaa dhammaadka si aad u ogaato xaqiiqooyin iyo faahfaahin muhiim ah. 📌 Qodobada ku jira muuqaalka: Waa maxay Xeer Ciise? Taariikhda iyo asal ahaan xeerkan Sida uu uga shaqeeyo bulshada Aragtiyo iyo sharaxaad uu bixinayo Sheikh Abdirahman 👍 Haddii aad ka faa’iidayso muuqaalka: Like saar Subscribe minbar Al hikmah channel-ka Share garee si dad kale uga faa’iidaystaan. #XeerCiise #SheikhAbdirahman #Muxaadaro #Somalia #Taariikh #Dhaqan