У нас вы можете посмотреть бесплатно Qiso || Masjidka Jinka: Meesha Ay Ku Tukadaan Kuwa Dhintay или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa qisadii naxdinta lahayd ee Masjidka Jinka — masaajid la rumeysan yahay in ay ku tukadaan kuwi dhintay. Waxa uu ku yaal meel fog oo miyiga ah, agagaarka waddo cidlo ah. Masaajidkan la iloobay waxa uu qarinayaa sir madow. Sanado ka hor, nin ayaa u galay si uu u helo hanti uu filayay in lagu aasay, balse wuu la’yahay ilaa maanta. Calaamado la yaab leh, raadad, iyo muuqaallo indho-cas ah ayaa haatan ku sugan gudaha masaajidka. Qisadan Qiso waxay kuu muujinaysaa xaqiiqada laga naxo ee Meesha Ay Ku Tukadaan kuwi Dhintay. wakakn channalkisa / @vomar- #fyb #creepy #foryou #horrorstories #canada #somali #sheekooyin #somaliusa #qiso_cajiib_ah # qiso cabsi ah #argagax