У нас вы можете посмотреть бесплатно BOOSAASO | Wargalin muhiim dhamaan bulshadda ku nool magaalada Bosaaso iyo Nawaaxigeeda или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wargalin muhiim dhamaan bulshadda ku nool magaalada Bosaaso iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinyaa Inuu magaalada Bosaso uu ka hawlgalaayo Shiikh Jini ceejiye oo ah walalka Shiikh Rusheeye yare uun fariisan doono shiikhu xaruntii Bosaaso ee uu fariisan jiray shiikhu rusheeye yare. Shiikha ayaa la tacaalaya dadka ay ragadiyeen Xanuunanada Ruuxiga ah Sida: 1- Isha 2-sixirka 3- iyo Shadadiinta Fiiro gaar Shiikha ayaa sitoosa hada u bilaabay qaabilaada iyo Quraan akhriska Dadka la daala dhacay xanuunada ruuxiga ah Hadaba alle caafimadka baxshe horay ugaar xarunta Jin saarka ee Shiikh Jini Ceejiye Waxayna Xaruntu ku taala Shifadii hore ee xarunta Sheekh Rusheey yare gaar ahaan aaga Masjidka Al-raxma ee wadada qabuurah ee aada aaga Suwayta ee Dabaqa Liiban huudhay. Waxii intaas dheerad ah kala xiriir Numberada kala ah: 0904644865/ 0904644866