У нас вы можете посмотреть бесплатно Ka baxsashada Xabsiga Jasiiradda Turkiga или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sannadkii 1970, wiil dhalinyaro ah oo Maraykan ah ayaa u safray Turkiga ujeeddo gaar ah. Laakiin intii uu ku jiray safarkiisii dib ugu soo laabashada, ayaa la qabtay waxaana lagu tuuray xabsi. Bilowgii, kama uusan fikirin inuu baxsado, balse markuu xabsiga ku jiray, war naxdin leh ayaa soo gaadhay. Warkan ayaa sababay inuu go'aansado inuu xabsiga ka baxsado, si kasta oo ay noqoto. Habka uu u qorsheeyay baxsashadiisa waa mid waali ah. Sheekadan waxay idin lama filaan gelin doontaa, iyadoo leh xarig aan la filayn oo xiiso leh! #berbera #bosaso #somaliweyn #kenya #somalipeople #soomaaliya