У нас вы можете посмотреть бесплатно Laba wajiilanimada Galbeedka | Xorriyadda Hadalka beenta ah | jawaabta Turkiga или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Laba wajiilanimada galbeedka iyo beenta xoriyatul qowlka , ( muuqaalka macron ) wuxuu hortaagnaa saxafiyiin waqti caalamka oo dhan daawanaayo kadibna si af mugi ah ayuu uyiri ( ma joojinayno carikaterka lidka ku ah rasuulka sc) wuxuu ku tilmaamay xoriyad , freedom of speech dal xor ah ayaa nahay , asagoo iska indha tiraayo dareenka 2 bilyan oo muslimiin ah oo ay kamid yihiin ka badan 5 ilaa 6 milyan oo ah muslimiin faransiis ah . hadaba xoriyadaas mid loo dhanyahay miyaa mise mid cid gooni ah gaar u ah , 1990 xukuumada faransiiska waxay soo saartay qaanuun ah .. si fiican u dhagayso in kashakinta holkostiga gumaadkii yuhuuda uu yahay fal dambiyeed qofkii sameeyaa lagu ciqaabaayo , warkaan ma ahan mid uu cumar iska leeyahay waa mid ku qoran RFI idaacada rasmiga ah ee faransiiska boggeeda internetka , ka shakinta dhacdadaas waa fal dambi ah xabsigana iyo ciqaab lagu mudanaayo waxaad nagala soo xiriir kartaa oinshar@gmail.com : omar inshar kanaalka : / ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho #kanaalka_ogaansho