• ClipSaver
  • dtub.ru
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language скачать в хорошем качестве

Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language 6 лет назад

PHP programming for Somali speakers

basic principles of PHP programming for Somali speaker

PHP introduction for Somali speakers

Barashada PHP Bilow ilaa dhamaad

Learning PHP programming in Somali

Af-somali ku baro luqada PHP programming

Baro PHP programming Bilow ilaa dhamaad

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Title: PHP programming bilow ilaa dhamaad [Part 1] - PHP introduction in Somali language

This video is about learning basic principles of PHP programming in Somali language. For more Somali translated technology tutorials visit: http://www.somalitecheducation.com Waxa aynu ku baran doono casharadan soo socda waa Asaaska salka ee PHP Programming, Sida loo install gareeyo PHP7, Apache and MySql Fahamka PHP variable, loops, conditional iyo functions. Waxaan kaloo baraneynaa Sida loo process gareeyo foomamka bogaga internetka adigoo istcmaalaya “contact page”. Sidoo kale waxaan barayneynaa side loo abuuro loona isticmaalo Databaseka Waxa aynu ku baran doono casharadan abuurista mashruucyo sida loo process gareeyo contact forms iyo abuurista process gareynta user login system. Waa maxay PHP ? PHP: waxay u taagan tahay “Hypertext Preprocessor”, markii ugu horeysay ee uu soo baxay ereyga PHP wuxuu u taagnaa Personal Home Page, laakiin hada waxaa la isku racay in loo soo gaabiyo ereyge PHP. PHP waa “server-side scripting language”oo ah waa teknoolojiyo loo adeegsado daabicista bogaga internetka taasoo khaas u ah qof kasta oo bogaga internetka meel kasta kasoo gala isaggo isticmaalya “Browserka” sida google chrome, Internet explorer iyo Firefox iyo Safari. PHP waa soo saaray nin injineer magaciisa la yiraahdo Rasmus Lerdord sanadkii 1994. Waa luqad programming oo la dhex gelin karo (embeding) boggaga HTML iyadoo la isticmaalayo ereyga (syntax) hoos ku qoran. Faylasha PHP waxaa lagu keydiyaa ama lagu save gareeyaa extentinka loo yaqaan “.php”. Waa maxay FAAIDADA ay leedahah barashada PHP program? PHP way sahlan tahay si loo barto PHP waa teknooloji lacag la’aan ah oo u furan qof kasta inuu balaariyo ama wax ku daro Wuxuu leeyahay caawinaad fara badan oo dad badan ayaa kaa caawin kara PHP waa teknoolojiyo lagu isticmaali karo platformyada windows,linux and ubuntu PHP programming waxay ku siineysaa xornimo aad ku balaarin kartid hadii loo bahdo in wax lagu kordhiyo PHP waa teknooloji leh frameworkyo kala duwan sida laravel,Symphony and Codeigniter PHP waxaa loo isticmaali karaa databaseyo kala duwan sida Mysql, Postgresql Maxaan ku sameyn karnaa ISTICMAALKA PHP ? Isticmalka PHP wuxuu inoo suurto galinayaa Abuurista websatyo dynamic ah ama si casri ah. Inaan macluumaad kala soo baxno faylasha ku jira serverada Inaan process gareyno formamka ay isticmaalyaasha noogu soo diraan bogaga internetka(web forms) Inaan macluumaad ku darno, kalasoo baxno ama aan tirtirno macluumaad ku keydsan Databaseyada Inaan abuurno bogag dad khaas ah ay gali karaan (user login) Inaan abuurno system badbaadinaya faylasha ama macluumaad dad khaas loogu tala galay inay galaan Maxaan u isticmaali karnaa inaan ku DHISNO PHP ? Isticmalka PHP waxaan ku dhisi karnaa websityo sahlan oo asaasi ah (Basic websites) Bogaga internetka ee loo yaqaan “Blogs” ) Bogaga wax lagu kala iibsado ee loo yaqaan leh “Shopping websites.” Bogaga ay dadki xiriir iyo wadahadal ku sameeyn karaan (social media network) Nidaamka maareeynta mawdhuucyada (CMS) Bogoga internetka ee xubin laga noqon karo API system kaasoo ku xirmaya websityo kale ama social miidiyaha si macluumaad looga soo qaato aad u isticmaashid bogaga websiteka

Comments

Контактный email для правообладателей: u2beadvert@gmail.com © 2017 - 2026

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5