У нас вы можете посмотреть бесплатно Jooji Walwalka Iyo Walaaca|Nolol Cusub Bilaaw| или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Walwalka iyo walbahaarka waa caqabad weyn oo naga hor istaagi karta horumarka iyo farxadda nolosheenna. Video-gaan, waxaan ka hadlaynaa sida aad uga takhalusi karto walwalka iyo walbahaarka, adoo raacaya talooyin wax ku ool ah oo ka yimid buugga caanka ah "دع القلق وابدأ الحياة" (Jooji Walwalka, Bilaaw Nolosha). Waxaad baran doontaa: ✅ Sida aad maskaxdaada uga nadiifin karto fikirada xunxun ✅ Talooyin kaa caawinaya inaad hesho xasillooni iyo farxad ✅ Hababka uu Dale Carnegie u soo jeediyay si aad uga guulaysato walwalka Ha seegin fursadan! Daawo video-ga oo ka faa’iidayso, hana ilaawin inaad LIKE & SHARE saarto si ay dad kale uga faa’iidaystaan! Tarkh:7/2/2025 Sub:558 #motivation #books #somalia