У нас вы можете посмотреть бесплатно SAWRIKA GUUD: DOORASHO MISE XIISAD CUSUB? или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Doorasho… mise xiisad cusub? Soomaaliya waxaa mar kale la hadal hayaa “doorasho daahfuran, loo dhan yahay”… laakiin su’aasha dhabta ah wali way taagan tahay: Dal kala qaybsan, dastuur lagu muransan yahay, maamul-goboleedyo xiriirka jaray, iyo muddo xileed gabaabsi ah — mala qaban karaa doorasho lagu wada qanco? 🎙️ Sawirka Guud ayaan ku eegayaa. Waxaan dib u milicsan doonaa taariikhda dhow… waxaan eegi doonaa sadarrada dunida laga bartay, doorashooyinka lagu qabto qeybsanaanta… waxaan eegi doonnaa halista ka dhalan karta doorasho aan heshiis ku dhisnayn! 👉 Soomaaliya ma waxay maanta u baahan tahay doorasho kaliya, mise waxa ay u baahan tahay doorasho la wada leeyahay? Ka qayb qaado faafinta barnaamijkaan si aan u helno bulsho ogaal u leh arrimaha masiiriga ah ee dalka. Mar haddii ay kalsoonidu maqan tahay, sanduuqa cod bixintu ma keeni karo XALKA mustaqbalka, ee waxa uu abuuraa XIISADDA mustaqbalka.