• ClipSaver
ClipSaver
Русские видео
  • Смешные видео
  • Приколы
  • Обзоры
  • Новости
  • Тесты
  • Спорт
  • Любовь
  • Музыка
  • Разное
Сейчас в тренде
  • Фейгин лайф
  • Три кота
  • Самвел адамян
  • А4 ютуб
  • скачать бит
  • гитара с нуля
Иностранные видео
  • Funny Babies
  • Funny Sports
  • Funny Animals
  • Funny Pranks
  • Funny Magic
  • Funny Vines
  • Funny Virals
  • Funny K-Pop

Anansi iyo xikmad скачать в хорошем качестве

Anansi iyo xikmad 5 years ago

Anansi iyo xikmad

Ogaansho

Dhirigilin

jaceyl

Xikmado xul ah

Xikmad

Jaceyleygu waa Daacad

qiso

Diini

Muxaadaro

taxane

kun hawen iyo habeen

Qiso murugoadan

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Anansi iyo xikmad
  • Поделиться ВК
  • Поделиться в ОК
  •  
  •  


Скачать видео с ютуб по ссылке или смотреть без блокировок на сайте: Anansi iyo xikmad в качестве 4k

У нас вы можете посмотреть бесплатно Anansi iyo xikmad или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:

  • Информация по загрузке:

Скачать mp3 с ютуба отдельным файлом. Бесплатный рингтон Anansi iyo xikmad в формате MP3:


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru



Anansi iyo xikmad

Waagii hore dadku waxba ma aysan aqoon. Ma aynan aqoon sida miro loo beero ama sida dhar loo sameeyo ama sida bir qalab looga sameeyo. Illaaha cirka kore ee Nyame ayaa lahaa xikmadi aduunka oo idil. Waxa uu na ku kaydiyey dhari dhoobo ah.   enfr  Maalin maalmaha ka mid ah, Nyame waxuu goansaday in uu dhariga xikmada ah siiyo Anansi. Mar walba oo uu Anansi eego gudaha dhariga dhoobada ah, waxuu bartaa wax cusub. Waxa ayna ahayd arin aad u xiiso badan!   enfr  Damaaci Anansi waxuu ku fikiray “waa in aan ku xafidaa dhariga dusha geed dheer. Si aan dhamaan kaligay u heysto!” Waxa uu soohay xarig dheer, dharigii dhoobada ayuu ku wareejiyay, dhexda ayuuna ku sii xirtay. Waxuu bilaabay in uu geedka fuulo. Lakin aad ayay ugu adkayd fuulida geedka ayadoo dhariga ka garaacayay jilbaha mar walba.   enfr  Intaa oo dhan Anansi wiilkiisi yaraa ayaa taagnaa geedka hoostiisa oo daawanayay. Waxuu yiri, “Miyaysan sahlanaan laheyn in aad fuusho hadii aad dhariga dhabarka ku xirato?” Anansi waxa uu isku dayay ku xirashada dharigii dhoobada ahaa oo ay xikmadu ka buuxday dhabarkiisa, waxayna dhab ahaanti aheyd mid in badan fudud.   enfr  Waqti yar ba waxuu gaaray geedka dushiisa. Laakiin markiiba wuu istaagay waxa uu na ka fikiray, “Aniga uun bay ahayd midka heysto xikmad oo dhan, hadana meeshan wiilkayga ayaa iga xariifsan aniga!” Anansi aad buu u carooday dharigii dhoobada ayuu geedka kasoo tuuray.   enfr  Dhulka ayuuna jajab ugu burburay. Xikmaddii way xorowday si qof waliba qayb uga helo. Waana sababta ay hadda dadku u barteen sid loo beerto, sida dhar loo tosho, qalab looga sameysto birta, iyo wax walba oo kale oo dadku ay hada yaqaanaan sida loo sameeyo.

Comments
  • Surah Yasin | Recitation By Sheikh Badr Al Turki 1 year ago
    Surah Yasin | Recitation By Sheikh Badr Al Turki
    Опубликовано: 1 year ago
    43471
  • نظم مثلث قطرب للبهنسي مع شرحه لابن زريق - إلقاء: أسامة الواعظ 2 years ago
    نظم مثلث قطرب للبهنسي مع شرحه لابن زريق - إلقاء: أسامة الواعظ
    Опубликовано: 2 years ago
    4276314
  • Kayhan Kalhor & Kiya Tabassian à la Salle Gaveau à Paris 1 year ago
    Kayhan Kalhor & Kiya Tabassian à la Salle Gaveau à Paris
    Опубликовано: 1 year ago
    319437
  • ЭТОТ ХАДИС изменил мою жизнь 3 months ago
    ЭТОТ ХАДИС изменил мою жизнь
    Опубликовано: 3 months ago
    359790
  • تلاوة لغرّيد المحاريب، إمامِ القراءة الحجازيةـ الشيخ محمد أيوب وأدائه المُتمكن الراقِي. 1 month ago
    تلاوة لغرّيد المحاريب، إمامِ القراءة الحجازيةـ الشيخ محمد أيوب وأدائه المُتمكن الراقِي.
    Опубликовано: 1 month ago
    14661
  • Что будет со ВКЛАДАМИ с 1 июля 2025? Новые правила, снижение ставок, налоги... 11 hours ago
    Что будет со ВКЛАДАМИ с 1 июля 2025? Новые правила, снижение ставок, налоги...
    Опубликовано: 11 hours ago
    47858
  • Первый в мире складной ноутбук Huawei за 400.000 рублей 20 hours ago
    Первый в мире складной ноутбук Huawei за 400.000 рублей
    Опубликовано: 20 hours ago
    106309
  • calm your soul 3 months ago
    calm your soul
    Опубликовано: 3 months ago
    1177558
  • NAXRIISTA AY LEEDAHAY JACEYLKA! AFGOI 143 5 years ago
    NAXRIISTA AY LEEDAHAY JACEYLKA! AFGOI 143
    Опубликовано: 5 years ago
    543
  • OMER BALIK Mix - Best of 2021 [2 Hours] 4 years ago
    OMER BALIK Mix - Best of 2021 [2 Hours]
    Опубликовано: 4 years ago
    6799362

Контактный email для правообладателей: [email protected] © 2017 - 2025

Отказ от ответственности - Disclaimer Правообладателям - DMCA Условия использования сайта - TOS



Карта сайта 1 Карта сайта 2 Карта сайта 3 Карта сайта 4 Карта сайта 5