У нас вы можете посмотреть бесплатно Podcasts 36 eposode 5 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qorshaha nolosha Qaybta 5Aad waxaan rabnaa inaan Ogaano sida Qofka wax isku barikaro isaga oo aan tagin iskool Waliba Qofka aan rabno inuu wax isbaro Waa inuu yahay Ugu yaraan qof qora Qoraalka Afsoomaaliga Hadii ay dhacdo qofka in aanu waxba Qorin ama uuusan waxba Akhrin kari Taasi ma noqon karto inuu wax isbaro ama uu la jaan qaado dadka wax isbari kara waayo Haddii aad tahay qof aan waligiiba waxba baran Suurta galmaaha inaad kaligaa aad wax isbarto oo aad xaqiijiso Guulo waa wayn oo kuu suurta galinkara Waxbarashada tooska Ah balse waxaa dhacda in dad wax qorikara Ama wax akhrinkara Aysan ka,faa,iidaysan Aqoontooda oo iga oo Haysta fursadda wax akhrinta ama waxqorida iyaga oo Awooda inayka faa,iidaystaan Aqoontooda, Hadaba dadka Aan rabno inay wax isbaraan iyaga oo jooga Gurigooda iyo Goobtooda shaqadda waa dadka Wax qorikara wax Akhrin kara dadkaas wayaa waxaa Horyaal fursado waa,wayn oo ay ka faaiidaysan karaan iyaga oo ka,faa,iidaysanaya Aqoontooda Waxaa dhacda in qof jaamici ahi uusan waxba soo saari karin isaga oo Aqoonteeda leh oo awoodi kara inuu qaato Go,aamo uu naftiisa kula tashanaayo oo ku gaari karo guulo waa wayn taas oo kaa dhigikarta qof kafaa,iidaystay Aqoontiisa iyo dedaalkiisa Hadaba sidee Qof wax qori karaa oo wax Akhrin karaa wax isku,barikaraa isaga oo aan iskuul tagin Meelna aan aadin Aduunka Aynu joogno Qarnigan waxaa Horumar balaaran laga gaaray Waxbarshada Digital-ka Taas oo ka dhigan inaan Awoodno inaan Heer caalami ka gaari karno Horumarinta Aqoonteena iyo inaan barano xirfadaha Aduunka Qarnigan loogu Adeegsiga Badan yahay Sida inaan barato Suuq gaynta Internet-ka oo aan ka,abuuri Karno shirkaddo waa,wayn oo Ganacsi,Ma umalaynaysaa Adiga oo Gurigaaga Jooga inaad ka shaqayn karto shirkaddo kuyaal Maraykanka oo kale Ama caalamka kale oo aad waliba ka samayn karto Dhaqaale Xoogan oo Aad ku Maal gashankarto Shirkaddo Adiga aad leedahay