У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxay tahay shuruudda cusub iyo kuwa kale ee Puntland ku xirtay gogosha uu fidiyey madaxweyne Xasan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qofka falka gaystay waxaa la sheegay in ahaa nin reer Austria ah oo 21 jir ah kana soo jeeda deegaanka Graz, sida ay booliiska deegaanka xaqiijiyeen. Booliisku waxay sheegeen in ninkaas isdilay isagoo ku jira musqusha dugsiga. Wali waxay wadaan baaritaanka si loo ogaado sababta uu u sameeyey weerarka. Shir jaraa’id oo ka dhacay Graz ayaa hadda dhammaaday, balse intii su’aalo laga weydiinayay saxaafadda, booliisku waxay xaqiijiyeen in ninkii weerarka geystay uusan horey ugu diiwaangashayn booliiska ilaa maanta. Booliska ayaa sheegay in ninka laga shakisan yahay uu ku hubeysnaa labo qori oo lagu hubiyay goobta uu fal dambiyeedka ka dhacay, taasi oo ay sheegeen in ay salka ku heyso aqoonta ciidanka booliska.