У нас вы можете посмотреть бесплатно Sidaad uga iibin laheyd adeegaaga qofkasta или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muuqaalkan waxan uga hadli doonaa sida ugu wanaagsan ee aad uga iibin kartid adeegaaga ama alaabtaada adigoo isticmaalaya farsamooyin la tijaabiyay Si aad u kobcisid fahamkaaga macmiilka, ganacsigaaga iyo xirfadaada iibka, booqo bogga rasmiga ah ee koorsadeena caanka ah: Suuqgeynta iyo iibka https://bravoakademi.com/iibka/ 🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda: ✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan ✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha ✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka ✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar ✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo KU SAABSAN BRAVO GROUP: BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah. BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada. 🌍. www.bravoakademi.com/iibka 🌍. www.bravoakademi.com 🌍. www.bravogroupi.com Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena: +252612253334 +252612253332 Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: FACEBOOK: / bravogroupon. . TWITTER: / bravo_group TIKTOK: / bravoakademi KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY: 📚. Hormarinta shaqsiyada qofka: http://bravoakademi.com/isbaro 📚. Helida shaqo fiican: http://bravoakademi.com/sahayda 📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta: http://bravoakademi.com/iibka 📚. Baasaboorka Guusha: http://bravoakademi.com/baasaboorka Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah: 💌 https://learn.bravoakademi.com/