У нас вы можете посмотреть бесплатно Xanuunka Jacel – Jacaylkii School-ka Ka Bilowday.2026 Part1 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qisadan waa mid xanuun iyo jacayl isku dhexjira. Gabar iyo wiilal isku fasal ah oo isku barteen school, halkaas oo aqoon iyo saaxiibtinimo ka bilaabatay, balse qalbiga ay si tartiib ah ugu dhex abuurantay jacayl qarsoon. Maalinba maalinta ka dambeysa xiriirkooda wuu sii qoto dheeraaday, iyagoo aan ogeyn in imtixaan nololeed oo adag sugayo. Jacaylkii quruxda badnaa ee school-ka ka bilowday wuxuu isu beddelay mid xanun leh, sir badan iyo dhacdooyin lama filaan ah ayaa bilaabmaya. Qalbiyadooda ma adkeysan doonaan? Mise jacaylkan cusub ayaa wajahaya kala tag, qoomamo iyo murugo?