У нас вы можете посмотреть бесплатно TARBIYADA CARUURTA | BARBAARINTA UBADKA | PARENTING TIPS или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Muhiimadda ey leedahay in caruurta dhaqamo wanaagsan lagu abaabiyo waa mid aan laso koobi karin balse waa mas’uuliyada ugu weyn ee waalidiinta ka saaran ubadkooda. Muuqaalkan waxaan kugula wadaagayaa 10 dhaqamo ey tahay inad ubadkaaga ku barbaariso inta ey yaryihiin si ey markey weynaadaan u noqdaan, dad akhlaaq wanaagsan, naftooda ku tiirsan, umada dhexdooda wanaag badan kuso kordhiyaa isla markaana sabab kuugu noqdaan inaad ku jano gasho insha Allah. #tarbiyada #tarbiyadacaruurta #barbaarinta #barbaarintaubadka #hooyo #caruurta #daryeelkacaruurta #cuntadacaruurta #cunto #somalia #somali #ifrahmmoalim