У нас вы можете посмотреть бесплатно LIBAAXI MOROCCO || Wuxuu dilay 15,000 Spain ah или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
*wuxuu ahaa hogaamiye Marookaan ah, kaasoo horseeday dagaalkii Riff ee ka dhanka ahaa gumaysigii Isbaanishka iyo Faransiiska, bartamihii qarnigii 20-aad. Taariikh Kooban: • 1921: Wuxuu guul weyn ka gaaray, dagaalkii Anwal, halkaas oo ciidamadii Isbaanishka laga dilay kumanaan askari, taasoo wiiqday awooddii gumaysiga. • 1923: Wuxuu aasaasay Jamhuuriyadda Riff, oo ahayd dowlad madaxbannaan, oo ka hortimid xukunkii gumaysiga. • 1926: Wuxuu wajahay weerar culus, oo ka yimid Isbaanishka iyo Faransiiska oo iskaashaday, kuwaasoo adeegsaday hubka kiimikada, taasoo keentay in uu is dhiibo, laguna xabbiso jasiiradda Réunion ee Faransiisku maamulayay. • 1947: Waxaa loo oggolaaday inuu u guuro Qaahira, halkaas oo uu taageerayay, xornimada Marooko, iyo xornimadii gobollada kale ee Waqooyiga Afrika, ilaa intii uu ka geeriyooday sanadkii 1963. Cabdulkarim Al- kattabi wuxuu ahaa halyeey dagaal, oo dhiirrigeliyay dhaqdhaqaaqyada xornimo-doonka ah ee Afrika iyo dunida Carabta. #asadhagio #africa #ogaansho #waaberi #digitalmarketing #ramadan #sayidmohamedabdulle #abdulkarimkadaabi #geesigiafrica