У нас вы можете посмотреть бесплатно Gabaygii guur aan ka la'aado (Xaawo Bulxan).mpg или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Mooryaanka gaajoon oo waddada tuugada u gelaya, ee googarada dumarkiyo midkaan garanna dhaafeynin, jid-gooyaha Islaamkii gembiyay guur aan ka la'aado Qabqablaha gumaadee shacbiga dhiigood gadanaaya, dowlad gaamurtiyo kaan jecleyn calan shan-geesoodka, oo gaar keligii nolol u raba guur aan ka la'aado Belwed kay gagabisee fadhiya cooshka laga guuray, qaadka iyo garaabada midkaa guranayee jiifa, oo qiimihii nolosha gabay guur aan ka la'aado