У нас вы можете посмотреть бесплатно ✋ Hand Idioms.... или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Salaamu Calaykum Walal. Waa macalin Dahir Dictionary. Kusoo dhawoow Somali English Online. Fadlan wixii su'aal ah halkan kuso qor ama si toos ah fariin u dir WhatsApp numberka Macalin Dahir Dictionary +25261 7585550 mahadsanid Ka faa'iidayso Fasallo Cusub oo loogu talagalay dadka bilawga ah iyo dadka heerkooda dhexe. Qiimaha waa 15 dollars bishii.... Sidaad ugu midnoqoto ardayda cusub buuxi shuruudahaan hoos ku qoran..... 1) Magacaaga buuxa sheeg. 2) Goobta aad kusugantahay sheeg. 3) Heerkaaga luuqadeed ee English ka sheeg. 4) Da'daada sax da ah sheeg. 5) Imtixaan tijaabo waan inaad diyaar utahay. 6) waan inaad bixisid lacagta bisha $15 Digniin❗waana Hormaris. 7) Waqtiga xisada inaan dhawrtid. Haddii aad diyaar tahay inaad Online ku barato luuqada English mudo kooban gaar ahaan American Accent.... Fadlan la xiriir WhatsApp-ka xafiiska isdii waan galinta Macalin Abdirizack+252 618946144 ama Macalin Dahir Dictionary+252 61 7585550 Waad kumahad santahay lasoo xiriiri taankaaga Hadii aad diyaar utahay. koorsada waxaa lagaa rabaa $15 oo Hormaris ah sidii laguugu daro fasalada cusub number ka xafiiska lacag qabashada waa Macalin Dahir Dictionary 61 7585550 mahadsanid. HAPPY LEARNING ENGLISH.