У нас вы можете посмотреть бесплатно Rahma hassan_رحمه حسن _Badana wanagagu _official vidéo clip _somali music или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Wacanaa daryeelkaagu Badanaa wanaagaagu Taladiyo waxsheegaagu Waxtarkayga weeyaane Ereygaaga weeleeyay, Haddii aan werwero maalin Ama aan walaac muujo Adigaa wacaashayda Ka dareema wajigayga Oo waraysta xaalkayga, Waxad tahay ma-dhaafaane Iyo lagama weecdaane, Wakhtiyada ad-adagoo dhan Weheshaday xasuustaada Si weyn kuugu xiisooday. Bogga 2 Waa wabi jacaylkeenu Iyo waadi naxariis ah Inan wadajirnaa guul ah Is wakiilanaa deeq ah Isma wayno labadeenu Wadne kula balamayaa le Wacad kuugu marayaa le Waligay ku nici maayo Wed hortii ku jari maayo Waaqle kaaga tagi maayo