У нас вы можете посмотреть бесплатно Goob Dalxiis oo an Hore Lo Arag ee Dalka Kenya или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Waa godkii ay ku dhuuman jireen halgamayaashii maumau e dalka Kenya 🇰🇪 oo kaxorobay Ingiriiska. Kacdoonka Mau Mau, oo sidoo kale loo yaqaan Gurmadka Kenya, waxa uu ahaa dagaal ka dhacay Gumaysiga Kenya ee u dhexeeya Ciidanka Dhulka Kenya iyo Xoriyadda, oo sidoo kale loo yaqaan Mau Mau, iyo maamulkii Ingiriiska. Dagalka wuxu bilawday 1952 wuxuna Damaaday 1960. Waa maxay dhaarta Mau Mau? Marnaba dadkayga ma basaaso, warna u qaadi maayo, haddii mar uun loo soo diro inay cadawgeenna soo basaastaanna runta ayaan sheegi doonaa. __________________________________ This is the cave where the kenyan maumau fighters used to hide from the British . The Mau Mau rebellion, also known as the Mau Mau uprising, Mau Mau revolt, or Kenya Emergency, was a war in the British Kenya Colony between the Kenya Land and Freedom Army, also known as the Mau Mau, and the British authorities Its in Paradise Lost kiambu. The entrance fee is 530 for adults, 300 for kids and 15$ for foreigners. What is the Mau Mau oath? ; I will never spy or inform on my people, and if ever sent to spy on our enemies I will always report the truth.