У нас вы можете посмотреть бесплатно DHIIG YARIDA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | Anemia или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Dhiigyari ama aniimiya waa xaalad dhacda marka ay yaraato tirada unugyada guduudan/cascas ee kujira dhiiga, unugyadaan waa kuwa ku shaqo leh iney jirka oo dhan gaarsiiyaan ogsijiin, ogsijiinta ayaa ah sheyga ugu muhiimsan ee uu jirku ubaahan yahay si jirka uu u sameysto tamar uu ku qabto shaqada caadiga ah ee jirka, astaamaha lasoo dersa qofka qabo dhiig yari ayaa ah kuwa ka yimid ogsijiin yarida soo wajahday jirka. Muuqaalkaana ayaana ku sharxaa waxa ay tahay dhiig yarida? Waxyaabaha keeeno iyo sida la isaga daweeyo. Kanaalkan waxaad ka daawan kartaa talooyin,warbixinno iyo casharro ku saabsan caafimaadka. Waxaan kaa codsanayaa in aad SUBSCRIBE inoo saarto si ay kuu soo gaaran muuqaal walbo oo aan soo dhigno. @drck1895 MAHADSANID