У нас вы можете посмотреть бесплатно SOMALI IYO CANFAR- Dhaqan -Diin -waa mid Qura- Dhaanto qurux badan или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Daawo Muuqaalo ku farxadgeliyo sida, Muuqaalada→. / @jiilkacusubcom Fadlan walaal ha iloobin in aad nagu caawiso LIKE, SHARE AND SUBSCRIBE hadii aad ka heshay muuqaalkani si,aan shacabkeena iyo dunida ugaarsiino quruxda dalkeena, waajibkeenana si,wadajir ah ugudano. Sidoo kale SUBSCRIBE OUR CHANELL SI,AAD U NOQOTO QOFKA UGU HOREEYO EE DAAWADADAA OUR AMAZING VIDEOS. THANK YOU FOR YOUR SUPORT JIILKACUSUB Team waa dhalinyaro ku midoobay horumarinta dalkooda, waxa uuna hadafkeenu yahay muujinta quruxda uu leeyahay dalkeena hooyo. Si,fudud Jiilkacusub waxa uu idin soo bandhigayaaa muuqaalka ugu qurxoon ee dooqaaga ah. Qancinta daawadayaasheena JIILKACUSUB Team waxa uu idn balan qaadayaa muuqaalo dareenkaaga badalayo misana kugu dhiiro gelinayo dib u dhiska dalkaaaga hooyo Bilicda iyo horumarka dalkeena Caasimada Soomaaliya( SOMALIA ) - Muqdisho - The capital of Somalia-Mogadishu. Dowlad gobobleydyada dalka. Gobolka Banaadir ( Muqdisho ) - Puntland - Somaliland -Hirshabelle - Koonfurgalbeed(South West State of Somalia) - jubaland - Galmudug Caasimadaha maamul Goboleydyada. Muqdisho (Gobolka Benaadir ) Hargeysa - Kismaayo - Dhuusomareeb (Cadaado si kumeel gaar ah) - Garowe - Jowhar - Bu'aale ( Kismaayo si kumeel gaar ah) - Barawe - (Baydhabo si ku meel gaar ah) SIDOO KALE MAGAALOOYINKA UGU KORIISHINKA BADAN. MUQDISHO - HARGEYSA - BOOSAASO - GAROWE - KISMAAYO. CADAADO - JOWHAR - BALADWEYNE - BARAAWE - MARKA - BURCO - BOORAMA - SIDOO KALE XEEBAHA SOOMAALIYA UGU QURUXDA BADAN. Maanta qofkii Dalkaaga dhisayo waxa uu kaaga baahan yahay taageero joogto ah waxaana waajib kugu ah in aad qeybtaada ka qaadato ileyn waxa uu dhisayo waa Dalkaaga🇸🇴 Si,aan wadajir ugu gudano waajibaadka Dalkeena.Fadlan walaal inagu taageer wadaniyadada oo like gareey Muuqaaladeena si,aad inoo garab istaagto👍❤️ Sidoo kale share dheh si,walaalkaaga inagu hadafka ah uu u gaaro. Waan kaaga mahad celineynaa Taageeradaada joogtada ah😊 Guul iyo Gobanimo ayaan kula jecelnahay❤️🇸🇴 Jiilkacusub Team🇸🇴 Our Facebook: / jiilkacusub.so Our Website👉: https://www.jiilkacusub.so Heesta Calanyahow - Cawaale Aadan Songs. Calanyahow calanyahow baluugee xidigta xidigta cadaankee dhexda kaga cabirantee cizigii xoriyadeed lixdankii ku caanbaxoo inshallahu marbaad curanoo Rabi soo celin cududaadoo sida curubta iyo ubax curdunaad carfi doonta Oo cizigaagii markale soo celin cirku hibo furi dhulku wada cagaaran colaad laga fayoobaan inshallahu marbaad curanoo Rabi soo celin cududaadoo sida curubta iyo ubax curdunaad carfi doonta cishaa imane calanyoow caalamkoo idil calanyoow laga cizeyn calanyoow codkaagu shaqeyni calanyoow caradaada dahabka calanyoow shidaalka camiran calanyoow ceeyriin la soo bixi calanyoow oo ceyr kaga bogsani calanyoow inshallahu marbaad curanoo Rabi soo celin cududaadoo sida curubta iyo ubax curdunaad carfi doontaa.