У нас вы можете посмотреть бесплатно Sheekada Nebi Sulaimaan (CS) iyo Balqiisa - Boqortooyada Saba Laga soo bilaabo kufriga ilaa iimaanka или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qisooyinka Qur'aanka - Sheekada Nebi Suleymaan CS iyo Hudhudkii, Qoomkii Saba' iyo Boqoraddii Balqiis: Maxay ahayd Fariinta Suleymaan ee uu Balqiisa udirey? - Waxaa soojeedinaya Yasir Mukhtar ✨ Daawo sheekada Nebi Sulaimaan (CS) iyo Boqoradda Sabaa, Balqiisa, iyo sida Boqortooyada Saba taaso kasoo gudubtay kufriga ilaa iimaanka! 🌟 Muuqaalkan gaarka ah, waxaan ku eegaynaa sida #BoqorSulaimaan uu u isticmaalay xikmadiisa sare iyo mucjisooyinkiisa, Sidii uu u adeejiyey shimbirkii Hud-hudka 🦜, si uu ugu gudbiyo fariintiisa . Waxaan sidoo kale ka faalloon doonaa faahfaahinta Boqortooyada Saba' 🌍 iyo dhacdooyinkeedii ugu muhiimsanaa, iyo sidii aan uga baran lahayn casharro muhiim ah oo kujira sheekadan Nabi Suleyman iyo Balqiisa 📖. Ha seegin khibraddan xiisaha leh ee laga baranayo qisada Nabi Suleymaan Cs iyo Boqoradii Balqiisa ahayd .💡 La wadaag muuqaalka Saaxiibadii si ay uga faa'ideystaan Kheyrka ( Xaqqaa mudan in lafaafiyo ) z🕌! #NebiSulaimaan #BoqoraddaSabaa #Kufri #Iimaan #ShimbirkaHud-hudka 🦜 Su'aalaha aad jawaabohooda kadhaxhekeyso muuqaalkan : Waa maxay sheekada Nebi Suleymaan iyo Balqiis ? Yey ahaayeen kuwii caabudi jirey qoraxda ? Yaa soo qaaday carshiga Balqiis ? Maxaa Balqiis u muujisay lugeheeda ? Miyey ahayd Balqiis mid kamid ah jinniyada ? Maxaa loogu badalay carshiga Balqiis ? Nabi Suleymaan CS mawuxuu guursaday Balqis ? Maxaa loogu dhisay Qasri ? Ka daawo fiidiyowga Jawaabaha suaalahan oo faahfaahsan . Follow Us: Instagram: / dhiirigeliye Facebook: https://www.facebook.com/DHIIRIGELIYE... TikTok: www.tiktok.com/@dhiirigeliye Thank you for watching! May Allah bless you. Follow Us .