У нас вы можете посмотреть бесплатно Tukihii Harraadana | SHEEKO CARUUREED | Somali Moral Story | Thirsty Crow Story af Somali или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Sheekada Caruurta | Thirsty Crow Story in Somali | Sheeko caruureed | Somali Cartoon Caruurta | Somali Moral Stories Subscribe for more: / somalikidssongs #SheekoCaruureed #SomaliMoralStories Nabadeey caruureey ku soo dhawaada chanalkayaga.. maanta aynu daawanno sheeko cusub Beri hore waxaa jiray tukke ku noolaan jiray kaynta. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu tukahani in badaan soconayey ka bacdina harrad buu kax noqday. Markaasuu meel istaagay kuna war-wareega meeshii isagoo biyo ka raadinaya. Laakiin waxba kamuu helin. Tukkihii waxaa uu harraadka awgi dareemay daal badan. Laakiin rajadiisii muu lumin waxaana uu kayntii oo dhan ka raaddiyay biyo. Intii uu duul duulayay ee uu biyaha raadinayay, waxaa uu helay guri.