У нас вы можете посмотреть бесплатно 8 Hab Oo Lagu Dhiso, Laguna Xoojiyo Awoodda Raganimada! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
8 hab oo lagu dhiso, laguna xoojiyo awoodda raganimada! Muuqaalkan waxa aan si kooban ugu soo bandhigi doonnaa 8 hab oo dhab ahaantii lagu dhiso, laguna xoojiyo awoodda, kartida, xiisaha, baahida, dareenka, rabitaanka iyo raaxada shahwadeed. 4 hab oo ka mid ah hababkan waad la yaabi doontaa, waxa ay khuseeyaan lammaanaha isqaba oo keliya, doobabka waa ka mamnuuc, xaasleyaashana waxa aan ka codsanayaa in ay xaasaskooda u turaan oo aysan sariirta ku dilin, ilana soco ilaa iyo dhammaadka fiidyowgan. Afeef! Kannaalkani ma dhiirrigelinayo, mana abaabulayo fal kasta oo sharci darro ah. Dhammaan waxyaabaha ku jira kanaalkan waxaa loogu talagalay ujeeddooyin waxbarasho iyo wacyigelin oo keliya. Disclaimer! This channel does not promote or encourage any illegal activities. All contents provided by this channel are meant for educational purposes only. Ama afeef hore lahow ama adkaysi dambe lahow"! "Either you disapprove first or you endure later"! #kegel #exercise #jimicsiga #gabar #nin #raganimada #maca #ginseng #hurdo #8k @lulamedia #subscribe #like #comment #share #soomaali #soomaalida #somali