У нас вы можете посмотреть бесплатно Falanqaynta Maansada "Gurmad" ee abwaan Gaariye или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qaybtii 1aad Maansada "Gurmad" Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Barnaaminka fahanka suugaanta Runtii ma garan karo waxaan ku qiimeeyo maansada "Gurmad" ee abwaan (Gaariye) Waa maanso uu kaga hadlaayay hawlaha doorashada, xisbiyada IWM. Maanso ka sal balaadhan, ka macno wayn, Kana qoto-dheer waligay ma arag waxay taabanaysaa dhankasta oo nolosha ka mida waaqica aynu ku jirno. Waa maanso aan waligeed duugoobi doonin inta dunidu uuman tahay. Ilbidhiqsi kasta, daqiiqad kasta, iyo saacad kasta waa mid taagan oo la moodo in xaaladaha jira laga tiriyay. Marka saddex meelood loo qaybi qayb yar oo kamida ayaan maqaalkan aan ku lafa-gurayo aan ka sameeyey waxaanay igu qaadatay dhowr iyo labaatan daqiiqadood, hadda ila soco oo waa saddex meeloodow meel ka mida oo waliba aan faahfaahinteeda soo koobaayay Ugu dambayn markii aan jarjaray waxay noqotay 18kaa daqiiqo iyo ilbidhiqsiyadaa. Haddii xitaa la is dhoho maansada 5saac ku falanqeeya dhab ahaantii maaha mid laga gayoon karo Abwaan ku si walba waa inoola hadlay haddii aynu wax ku qaadanayno Alle haw naxariisto ducada haka ilaabina