У нас вы можете посмотреть бесплатно KHADRA DAAHIR CIGE IYO HEESTII " AYAAMAHAN TODDOBADA, MID WALIBA, AWOOD IYO...MUSIC CLASSIC TOP/SONG или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
XASUUSTII AUN KHADRA DAAHIR CIGE IYO HEESTII " AYAAMAHAN TODDOBADA, MID WALIBA, AWOOD IYO AMAR BEEY KU JOOGTAA...MUSIC CLASSIC TOP SONG HEESTAN WAXAA AY KA MID AHEEYD RIWAAYADII LA MAGAC BAXDEY " GARI MA KAA BAXDAA, ADIGA MA KU GASHAA" OO UU HAL-ABUURKEEDA LAHAA (SAMEEYEY) AUN ABWAAN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE " SINGUB" LAXANKII USTAAD: SALAX QASIM NAAJI ayaamahan todobada ah mid waliba awoodiyo amarbay ku joogtaa axadi waxay tilmaantaa aduunkaa la taagoo way adkaysi badantay isniintuna waxay tilmaantaa udgoonow rasuulka ????? ?? ???? ????? ???? aduunyada la keenoo aakhirkana dheelmaday arbaci waxay odorostaa waa kulanka awliyoo waxay ehel wadaagaan khamiis lagu ogoodaa jimceey ehel wadaagaan waa laba is aaminay iska xiga ayaamaha arimaha talaadadu oogta yawmul badar la indheeyay garane sabti waxay awoodaa ILAAHII sameeyaa unugii la kooboo umuuraha is dooray waxaanay aniga ii shilin afarteeda waaxood qabyo kama idlaatee anigiyo ayaankay ubax waxaan sidanaba aan aloosno caashaqa DHAGEYSI/DAAWASHO HABOON