У нас вы можете посмотреть бесплатно Sheeko aadan WELIGAA MAQAL!| Maxay ku dhisan tahay Israa'iil?|Sheekada или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
#Israaiil #XasuuqaGaza #Netanyahu #Gaza #Xamaas #Falastiin #Yahuudda #Raadreeb #Fikirwadaagpodcast #InfinityMediaSolutions Sheekada Falastiin: Bilow Illaa Dhamaad Taxanaha Sheekada Falastiinn: bilaw illaa dhammaad, waxaa lagu soo bandhigayaa sooyaalka dhalashada Israa’iil ee Bariga Dhexe salkana ku haysa fekradda sahyuuniyadda, iyo sida ay reer Galbeedka gacan kaga gaysteen qaadashada dhulka reer Falastiin. Waxa u taxanahaan sharaxaad ka bixinayaan facelinta Carabta iyo Muslinka ee qaadashada dhulka Falastiin taasoo keentay inay dagallo la galaan Israa’iil, iyo iskacaabinta joogatada ah ee ay Falastiiniyiintu kaga falceliyaan duulaanka Israa’iil taniyo 7 Oktober 2023. Sidoo kale waxa uu taxanahaan is-dul-taagayaa xalka qaddiyadda Falastiin ee miisaska dowladaha dunida saaran iyo waxa ay Soomaalida kaga dhigan tahay taageeridda qadiyadda Falastiin?! Barnaamijkaan, waxaa soosaaridiisa iska-kaashanaayo Fikirwadaag Podcast iyo Raadreeb. Waxaa barnaamijkeenna marti ku ah Cabdullaahi Raage (Sayyidka) oo ah tarjubaan iyo cilmibaadhe, islamarkaana falanqeeya siyaasadda. Sidoo kale, waxaa barnaamijka duubistiisa martigaliyay shirkadda Infinity Media Solutions.